Sanadkan 2010 oo dhici karta dhaqaala xumo soo wajahda caalamka

Fri, 15/01/2010 - 13:48

Daraasad Cusub oo ay sameysay Golaha ka faaloota dhaqaalaha caalamiga ah ayaa soo bandhigtay khataro ku soo fooleh dhaqaalaha aduunka sanadkan 2010 gaar ahaan dhanka wax soo saarka beeraha iyo tiglnaloojiyada

Daraasadan la sameeyay ayaa lagu sheegay mid halis ku noqon karta caalamka ayaa waxaa kaloo kamid ah dhibaatooyinka xanuunada

Waxayna ku tilmaameen qolyahan daraasada sameysay dhibaatada dhaqaalaha mid xumaan karta hadii wax laga badalin loona fakarin iyadoo musuqmaasuqa caalamka ku sii fidayo oo dawladaha aysan arin gaar ahba iska saarin waxaana loo baahanyahay in xukuumadaha caalamka xil iska saaraan oo si mideysan wax oga qabtaan dhaqaala xumada soo wajihi karta sanadkan 2010

Universaltv

Post new comment

  • Web page addresses and e-mail addresses turn into links automatically.
  • Allowed HTML tags: <a> <em> <strong> <cite> <code> <ul> <ol> <li> <dl> <dt> <dd>
  • Lines and paragraphs break automatically.

More information about formatting options

CAPTCHA
This question is for testing whether you are a human visitor and to prevent automated spam submissions.
12 + 6 =
Solve this simple math problem and enter the result. E.g. for 1+3, enter 4.