Sida ay daabacday wargeyska ciyaaraha ka faaloota ee El Mundo ee Spain ka soo baxda in Naadiyada Inter Milan Chelsea Iyo Manchester United doonayaan ciyaaryahanka Aguerooo xiligan u ciyaara Atlatiko Madrid
Naadiga Inter Milan ayaa sheegtay inay doonayso ciyaaryahanka xili ciyaareedka soo socdo iyadoo diyaar u ah inay ku badalato ciyaaryahankeeda Quaresma oo ah ciyaaryahan Portugues ah uguna dareyso lacag wargeyska ayaa intaa ku daray in tababaraha Inter milan Mourinho uu hadda bilaabay sidii uu u heli lahaa ciyaaryahankan
hasayeeshee Inter oo kaliya doonimasyo ciyaaryahankan kooxada Chelsea ayaa iyadana dhinaceeda ka wada olale ay baadi goob ugu jirto sidii ay u heli lahayd ciyaaryahankan, kooxda kale ee isku wadanka yihiin ee Manchester United ayaa iyadana wada qorshayaal cusub ay ku doonayso ciyaaryahankan naadiga Manchester United ayaa kamid ah naadiyada dunida ugu hantidada badan xili ciyaareedkii hore ayey lacag badan ku heshay ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo oo aduun dhan 95 million euros ka siisatay Real Madrid
Universaltv
shaqale@tvuniversal.tv
Post new comment