All Articles

Somali News

Taliyihii Ciidanka raaskaambooni ee Ururka xisbul islaam Bare Cali bare ayaa dabley Hubaysani ku dishey suuqa weyn ee bakaaraha gaar ahaan wadada labaad ee suuqasi iyadoo aan la ogayan sababta dhabta

Somali News

Wasaarada gaashaandhiga dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay Madaafiicda habowga ah ee ku dhacda goobaha ay ku badanyihiin dadka rayidka.

World News

Dhul-gariir Cabirkiisu yahay 6.0 ee Cabirka Dhul-gariirada lagu cabiro ayaa 11 qof ku dilay Magaalada Okcular ee Gobolka Elazig ee Bariga dalka Turkiga.

Somali News

Wararka ka imaanaya Xarunta Wadanka Ingriiska ee London ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha London si aad ah loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya wafdi Wasiiru u badan oo uu horka

Somali News

Wararka ka imaanaya Xarunta Wadanka Ingriiska ee London ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha London si aad ah loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya wafdi Wasiiru u badan oo uu horka

World News

Wasiir ka tirsan Dowlada Canada ayaa saxaafada u sheegay inay liiska argagaxisada geliyeen ururka Xarakatu Shabaabul Mujaahidiino oo Soomaaliya ka dagaalama islamarkaana dagaal kula jira Dowlada KMG S

Somali News

Mas'uulka labaad ee ugu sareeya Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn ba'an u jeediyay Hay'ada Qaramada Midoonbey oo sida uu sheegay lacago badan ku qaadata ari,aha Soomaaliya balse dhamaan dha

World News

Afhayeen u hadlay Ururka Falastiiniyiinta ee Fatax ee uu hogaamiyo Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku tilmaamay in wada hadalada dib loo bilaabayo ee lagu raadinayo nabada ee u dhaxeeya Is

Somali News

Markab laga leeyahay dalka Norway oo sida suntan KIIMICADA ayaa lagu qafaashay badweynta India dhinaca xeebta Jasiirada Madagascar sida uu sheegatay nin shirkada markabka iska leh u haddlay oo la yira

World News

Xaflad balaadhan oo saaka ka dhacday magaalada Laascaanood ayaa xadhiga looga jaray xarun cusub oo ay yeelanayso shirkadda Isgaadhsiinta ee Somtel International LTD

Somali News

Gudoomiyaha Ardayda Dugsiga Caafimaadka Gateway oo shalay shir jaraaid ku qabtay magaaladda laascaanood ayaa kaga warbixiyay Ururkooda oo waxqabad balaadhan sameeyay kuwaas oo laga arki karo dugsigood

Somali News

Madaxweynaha dowladda kmg ah ee Somalia Mudane Sheikh Shariif Sheik h Axmed ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin burcadbaeedda, k

Shirkadda Isgaadhsiinta SOMTEL ayaa keentay telefoonno kuwa gacanta lagu qaato ah (Mobile) oo ku shaqaynaya tarmarta cadceedda, looguna talogalay macaamiisha aan nasiibka u helin helista koronto joogto ah, kuwaasoo noqonaya kuwii ugu horreeyey noocooda ee la keeno dalka Somaliya

Somali News

Wasiirki Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Dr.Faarax Aadan Dhalac ayaa maanta gelinki hore mudo kooban lagu xiray Saldhiga dhexe Magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland.

Somali News

Diyaaradan oo ahayd mid Todobaadkan Ka shaqo biloowday Deegaanada Puntland ayaa waxaa saarnaa rakaab farabadan kuwaasi oo qaarkood ahaa kuwo transit ahaa inakasta oo aysanjirin waxyeelo soo gaartay r

Somali News

Afrax Cai Afrxa oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa Maanta isugu yeeray qaar saxaafada ka mid ah kadibna waxaa uu tusay Miino uu sheegay in lagu aasay wadada isku xirta Muqd

Sports

Kooxda Manchester United ayaa xalay ku guuleysatay koobkii ugu horeeyay ee sanadkan 2010 kadib markii ay ka badisay kooxda kale ee Aston Villa laba gool iyo hal iyaga oo kuwada ciyaaray garoonka caala

World News

Madaxweynaha Dalka Colombia ayaa ugu dambeyntii aqbalay Go'aanka Maxkamada Dastuurka ee dalka Colombia oo diiday in Mar seddexaad uu Madaxweynuhu u tartamo Xafiiska Dalka ugu sareeya.