Comments

ghamalu's picture
Posted by ghamalu on 31 Aug 2010 at about 13:07.

Anigoo ah Cabdikariin sheekh Cabdullahi waxaan marka hore halkaan ka saLaamayaa dhamaan bahda universaltv
marka xigta waxaan salaamayaa dhamaan asxaabteyda oo kala ah
1. sadaq ahmed biixi
2. abshir cali maxamed
3. salaad xasan farax
4. cali maxamed mursal
5. cabaas cabdi budul
waxaan leehay dhamaantood ramadaan kariim iyo walib ciid wanaagsan

Hassan1983's picture
Posted by Hassan1983 on 23 Aug 2010 at about 02:43.

ANIGOO AH HASSAN SHARIF MOHAMED OO KU NOOL DALKA LIIBIYA WAXAN HALDAN SALAN BALARAN UQA DIRAYAA DA DHAMAN UMADDA SOMLIYED, MARKAL LABAD WAXAN SALAN DIRAN U DIRAYAA SHAQALAHA TVQA UNIVERSAL, SIDOO KALE WAXAN SALAN DIRAN U DIRAYAA DHAMAN AXABTEYDA IYO WALIDINTEYDA OO KU NOL WADAN KA SOMALIYA, WAXANA DHAMAN UMADA SOMALIYED U RAJEYNAYA IN RAMADANKA RAMADANKII UU ILAHAY NAGU GARSIYO NABAD IYO ANAGOO KU NOOL WADANKINA OO BARWAQO AH

SIDAA IYO NABAD GELYO

WADNA MAHAD SANTIHIN

Khadar Xasan axmad's picture
Posted by Khadar Xasan axmad on 07 Aug 2010 at about 19:21.

aniga oo ah KHADAR XASAN
waxaan jooga wadanka SWEDEN
waxaan xagan kasalaamayaa xaaskayga oo layidhaahdo HINDA CABDI
iyo caruurayda oo lakalayidhaahdo FADUMO IYO CABDI RAXMAAN oo dhamaantoodba jooga magaalada JIGJIGA ee wadanka ETHIOPIA

maxamad siyad barre's picture
Posted by maxamad siyad barre on 29 Jul 2010 at about 23:28.

asc dhamaaan waxaaan salaamayaaa shaqaalaha shaqaalaha tv ga waxaaan halakan habalyo udirayaaa madax wayanaha cusub ee dds ethiopia cabdi maxamed cumar iyo dhamaaaaan shacabka reer jigjiga gaaar ahaaaan basuudi ama sheekh shariif

muliish's picture
Posted by muliish on 15 Jun 2010 at about 19:19.

WAA SAHRA YAREEY KU NOOL EGYPT/CAIRO

waxan halkan ka salameya dhaman bahda barnamijka salamaha ee univerrsal tv
waxan kalo halkan ka salameya hoyadey macan
xawo tahalil ku sugan somaliya gar ahan
ceelasha biyaha iyo walalahey dhamantood wa reer maxamuud weheliye
waxan kalo si gar u salmeyaa asxabadeyda kubada koloyga somaliya
waa kooxda heegan
waxan kalo salameya saxibtey qaaliga ah MULKI HAARAAY WAASUGE ku nool egypt\cairo
waxan idinkaka codsanayaa heesta
MAAHMAAH
EE ZAMZAM CALI IYO AMOORE
MAHADSANID

ali haji mohamed's picture
Posted by ali haji mohamed on 03 Jun 2010 at about 19:51.

waxaan halkaan ka salaamayaa adiga oo bishaar ah,iyo dhamaan,shaqaalaha universal tv.waxaan codsanayaa in aad ii soo deysaan heesta lamagacbaxday,maana oo uu qaado abdullahi abdi wehliye.

khadra ali haji's picture
Posted by khadra ali haji on 03 Jun 2010 at about 21:01.

hi my name is Khadra ali Haji. and i am Sanding this message from Norway I want to say hello to all my family in london.
I want to say hi to everyone working in Somalia universal television.
I want to hear the song Mana by Abdullahi Abdi wehliye

muliish's picture
Posted by muliish on 03 Jun 2010 at about 19:33.

WAXAN SALAMAYA DHAMAN BAHDA UNIVERSAL TV
QAASITAN BISHAARO
MARKA XIGA
MAGACEYGU WA SAHRA MAXAMUUD WEHLIYE
KUNA MAGAC DHEER S/YAREEY
KUNA NOOL EGYPT\CAIRO

WAXAN SALAMAYA HOYADEY XAWO TAHLIIL IYO DHAMAN WALALAHEY
OO KU NOOL MUQDISHO GAR AHAN CELASHA BIYAHA

WAXAN KALO SALAMAYAA DHAMAAN GABDHAHA KUBADA KOLAYGA WA BASKID BOLKA SOOMALIYA GAR AHAN KOOXDA HEEGAN
IYO SAXIBTEY QALIGA AH
FARDOWSO DOODO KU NOOL
UK\LONDON
WAXAN KA CODSAN LAHA HESTII
MAAHMAAH EE ZAMZAM CALI IYO AMOORE

umu khalid's picture
Posted by umu khalid on 03 Jun 2010 at about 19:31.

abe mohamed abdulle hooyo sahra husein mama fadumo husein abayo amal abaayo ayaan abaayo ikraan iyo dhamaan familiga mel walibaa oo jogaan iyo asxabteyga mel waliba ay jogaan waa anisa maxamed oo idin salameyso

mustafe sulub jama's picture
Posted by mustafe sulub jama on 01 Jun 2010 at about 20:26.

marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhaan shaqaalaha unversal tv gaar ahaan bishaaro.

marka xiga waxaan halka ka salaamayaa walaaladay oo kala oo kala ah

xasan sulub jama
sahra sulub jama
xuseen sulub jama
rashiid sulub jama
mawliid sulub jama
siciid sulub jama
maxamed sulub jama

iyo xaaskayga deeqa jama abdi iyo caruurtayda oo kala ah
faadumo
qaaliya
cabdicasiis
ugu danbayn waxaan halkan ka salaamaya si gaara hooyaday
qaali cabdi sabuub
dadkaas oo kala jooga London Finland Germany Holland iyo somaliland hargeysaya
waad mahadsan tinhiin unversal tv

mustafe sulub jama
kuwait

xaaji's picture
Posted by xaaji on 29 Apr 2010 at about 22:52.

anga oo kala ah
hooyo hodan xashi shire
koos maxamed cisman iyo seegada abdi maxamud cige
abdilahi maxamed cisman
ahmed maxamed cisman iyo xaaskiisa
mustafe maxamed cisman iyo xaaskiisa
cabdiraxman maxamed cismaan (xaaji) iyo xaaskii iyo wiilkiisa liiban akram
faadumo maxamed cismaan iyo seegeed baashe xaaji xasan . dhamaan waxaan hanabalayo iyo bogaadin udiranaa nicima maxamed cismaan iyo cabdiqadir kaahi-faras oo maherkood kadhacaye wiigii la soo dhafaye magalad burao somaliland waxaan leenahay amar alle udubkiinu raagaa

adiga oo bishaaro ah waan kusalamayaanaa huuno

shooble's picture
Posted by shooble on 01 Jun 2010 at about 14:40.

anigoo ah shooble c/qaadir sheegow waxaana ku noolahay bahrain waan idin salaamay dhamaan universal tv gaar ahaan bishaaro mida kale waxaan u hambal yay nayaa walaashay umulkheyr c/qaadir sheegow iyo saygeeda ibraahim cumar baafe waxaan idin lee yahay isku waaro ubad kheyr qaba kale hela waxaana kaa codsanayaa inaad noo heesto adiga oo ah bishaaro hees walbo miday noqoto waa codsi walaal .......

kalgacal's picture
Posted by kalgacal on 18 May 2010 at about 19:41.

asc wr wb magaceygu waa cabdulaahi maxamed cali
waxaan halkaan ka salamayaa dhaman bulsha weynta somaliyeed meel kasta oo ey jogaan waxan kale oo an salamayaa bahwenta univesral tv gaar ahaan gabarta quruxda badan waa adiga bisharo ah
asxaabteydana waxan salamayaa
c/salaan mukhtaar aweys
salax nuur cali
xalane bin xalane
fuaad maxamed cabdiwali
cumar xasan shire
maxamuud cali cabdilaahi
maryan ruun c/qaadir
nasro cabdulaahi warsame
faysal maxamed maxamuud
waxaan codsanayaa heesta uu qaado fananan caanka ah ee xasan aadan samatar ee caashaqa ha baayacin aad ayaad u mahadsantahiin

xaaji's picture
Posted by xaaji on 06 May 2010 at about 19:55.

aniga oo ah xaaji maxamed cisman waan ku salamaye adiga busharo. heesta nimco yasiin araale dabiib ii soo daa

caanoqaad ibraahim faarax's picture
Posted by caanoqaad ibraa... on 13 May 2010 at about 10:39.

waxa halkan hambalyo ka diraaya dadka kala ah
hooyo sahra maxamed xirsi
hooyo suleekha maxamed xirsi
saado cali maxamed
nimco axmed maxamed
niciima jaamac guuled
tiriig maxamed kaliil
mubaarig muxumed cali
mahad muxumed cali
khaalid muxumed cali
mustafe muxumed cali
maxamed xaamud xasan
aamin xaamud xasan
c/casiis xaamud xasan
xafasa xaamud xasan
mahad ibraahim faarax (caanoqaad)
dadkan oo kala jooga somaliya, uganda, kenya ,maraynka, canada
waxay hambalyo iyo bogadin aan la soo koobi kariin u dirayaan
boqorka iyo boqorada
axmed cabdi mataan
iyo
shabcaan xasan maxamed
oo meherkoodu ka dhacay magaalda hargaysa maalintii salaasada bishu ahayd 11/05/2010
waxaan leenay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado oo kala hela ubad khayrqaba noqda reerkii lagu soo hirto
aamin aamin aamin

caanoqaad ibraahim faarax's picture
Posted by caanoqaad ibraa... on 17 May 2010 at about 10:41.

waxa halkan hambalyo aroos wacan ka diraaya dadka kala ah
saado cali maxamed oo loo yaqaan cali canoqaad
nimco axmed yaasin
niciimo jaamac ismacil
himbo mustafe daahir
hooyo sahra maxamed hirsi
suleekha mahamed hirsi
sheekh mubaarig muhumed cali
mahad muhumed cali
mowliid yuusuf diiriye
khadar mahamed hirsi
tiriig caabdi kaliil
xafsa xaamud xasan
aamin xaamud xasan

waxay hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan dhamaan dadkaa kor ku xusan
boqorka iyo boqorada
Aadan mataan xasan
iyo
Xamda cismaan cabdi
oo arooskoodu ka dhacay magaalada hargaysa jimcii aynuu soo dhaafnay taariikh du ahayd 15/04/2010
waxay ilaahay uga bar ya yaan inay noqdaan labadii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela
reerkii lagu nastee lagu nagado ala hayow idinka yeel aamin

aisha's picture
Posted by aisha on 29 Apr 2010 at about 22:29.

Waxan salamay shaqalaha dandaheneso Universal tv ad ayaa umahadsan taheen .

ciisawi's picture
Posted by ciisawi on 07 May 2010 at about 05:19.

aniga oo ah ciise shukri ali
marka hore waxaan salamaaya dhammaan shaqalaha tvga universal qaas ahaan dadka daadihinaya barnaamijka salamaha.
marka xigta waxaan salamaya xaaskeyga riyaaq daahir iyo waalaasheyda qaali ah nasteexa shukri cali iyo hooya sokora iibraahim mahad iyo dhammaan asxaabteyda oo ku wada nool dalka eritrea

Kadir's picture
Posted by Kadir on 07 May 2010 at about 09:57.

Anigoo ah Abdulkadir dahie degan Swedan waxaan marka hore salaamayaa shaqaalaha tvga universal.waxaan jeclahay inaan halkan uga diro wiilkeyga yar oo galaya sanadkii shanaad 11 bishan lana yiraahdo Salmaan abdulkadir waxaan leeyahay kii dalkiisa iyo diintiisa anfaca ilaah haka dhigo aamiin.
Waxaana hambalyadaas u diraya hooyo Safia omar eedo Daabo walaashiis Najma and Nasteeha

cilmiboodhari's picture
Posted by cilmiboodhari on 11 Jun 2010 at about 19:13.

marka hore waa idin salaamay bahada universal tv asc waxaan idin leeyahay waligiin jira

marka labad waxaan salaamayaa anigoo ah maxamed axmed oo ku magac dheer cilmi boodhari

hooyaday raaxo xali maxamud iyo wlaalahay inkastoo aanan soo koobi karin

waxaan kaloo salaamayaa murwada

maryan owcabdi iyo wiilkayga c/raxmaan qays

waxaan kaloo salamaya xukuumada puntland ugu horeeyo madaxwayne c/raxman faroole iyo kuxigeenkiisa iyo wasiirada iyo dhamaan qaybaha ciidanka

waxaan kaloo salamaya asxaabtayda oo kala

abshir wanaaq

maxmed yare (slatan)

cali sharub

nuur yare (qudayste)

farax sicid (baduugaaye)

maxuud bile siciid

xamari (ina keen)

muuse shafdeero

maxed hadal tiro

c/qadir jamac warsame qowdhan

c/khadar qowdhan

c/laahi dheeg

c/laahi warsame

ciise axmed dubyar

maxed musec

c/qaadir dhiinge

m/xasan guutale (gaabow)

dhamaan dadkaasi waxay kala joogan dibadaiyo dalkiisa

ugu dabbayntii waxaan ka dalbanayaa inaad iisoo dayso heesta la yiraahdo

sida faras bulaalo oo uu qaadi